Al Shabaab oo weeraray saldhig kuyaal duleedka degmada Beled Weyne.

Tuesday June 30, 2020 - 17:11:56 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Al Shabaab oo weeraray saldhig kuyaal duleedka degmada Beled Weyne.

    Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee dhaca bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in weerar xooggan markale uu lakulmay saldhig ay ciidamada dowladda Federaalka ku lahaayeen duleedka Beled Weyne.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee dhaca bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in weerar xooggan markale uu lakulmay saldhig ay ciidamada dowladda Federaalka ku lahaayeen duleedka Beled Weyne.


Weerarka oo dhacay xalay saqdii dhexe ayay dagaalyahannada Al Shabaab ku beegsadeen saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda ee wada shaqeynta laleh Itoobiyaanka ku sugan deegaanka Janta Kuundishe.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in ciidamada Al Shabaab ee weerarka khasaare ku gaaarsiiyeen maleeshiyaadka dowladda, dhowr habeen ka hore ayay aheyd markii weerar madaafiic ah uu lakulmay saldhigga ciidamada Jabuuti ee Beled Weyne.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items