Daawo:Xasan Gurguurte iyo Cabdi Wali Sheekh oo Xiriirkii Shakhsiyadeed isku Jaray Kadib Khilaaf daran..

Tuesday October 28, 2014 - 11:42:47 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.7/5 Stars) Total Votes: 3
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Xasan Gurguurte iyo Cabdi Wali Sheekh oo Xiriirkii Shakhsiyadeed isku Jaray Kadib Khilaaf daran..

    Waxaa sii xoogeystay khilaafka u dhaxeeya madaxda DF-ka ee gumeystaha la shaqeysa,Cabdi Wali Sheekh iyo Xasan Gurguurte ayaa la sheegay in xiriirkii ka dhaxeeyay uu jarmay waxa kaliya ee labadan Nin ay iskula xariiraan ayaa ah wasiirro kala taabacsan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa sii xoogeystay khilaafka u dhaxeeya madaxda DF-ka ee gumeystaha la shaqeysa,Cabdi Wali Sheekh iyo Xasan Gurguurte ayaa la sheegay in xiriirkii ka dhaxeeyay uu jarmay waxa kaliya ee labadan Nin ay iskula xariiraan ayaa ah wasiirro kala taabacsan oo muwaaqiftooda ukala gudbiya.

Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in Xasan Gurguurte uu amar kusiiyay saraakiisha ciidanka Nabad sugidda in ay xabsiga dhigaan odayaasha dhaqanka ee taabacsan Cabdi Wali haddii ay isku dayaan in ay kulamo ku yeeshaan hoteelada Muqdisho.

N.Kay xaakimka madaniga ah ee gumeystaha caddaanka ah uqaabilsan maamulidda Soomaaliya ayaa ku guuldareystay dhax-dhaxaadin uu ku doonayay in uu isugusoo dhaweeyo dhinacyada.


Hoos Ka Daawo Warbixin Telefeshinka Al Jaziira uu ka diyaariyay Khilaafka soo jireenka ah ee cumalada Villa Somalia.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items