deg deg: Qarax xooggan oo ka dhacay nawaaxiga dekadda Muqdisho.

Saturday July 04, 2020 - 08:26:48 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    deg deg: Qarax xooggan oo ka dhacay nawaaxiga dekadda Muqdisho.

    Jugta qarax xooggan ayaa goordhow ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho gaar ahaan goob ammaankeeda si aad ah loo ilaaliyo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jugta qarax xooggan ayaa goordhow ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho gaar ahaan goob ammaankeeda si aad ah loo ilaaliyo.


Goob joogayaal ayaa sheegay in ay maqleen jugta qarax aad uxooggan, warar hordhac ah ayaa sheegaya in qaraxa lagu beegsaday xarun Dowladda Federaalka ay leedahay oo ku dhow dekadda caalamiga Muqdisho ee degmada Xamar Jajab.

illaa iyo hadda faah faahin dheeraad ah lagama hayo khasaaraha ka dhashay qaraxan ka dhacay Marsada caalamiga ah ee ugu weyn dalka Soomaaliya.

Faah Faahin dheeri ah dib ayaan kasoo qori doonaa insha'Allaah

Related Items