Qarax Khasaara Dhaliyay oo Daynuunaay Ka Dhacay iyo Xasan Sheekh oo Baydhabo Gaaray.

Tuesday October 28, 2014 - 14:19:16 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Qarax Khasaara Dhaliyay oo Daynuunaay Ka Dhacay iyo Xasan Sheekh oo Baydhabo Gaaray.

    Wararka ka imaanaya gobolka Bay ayaa sheegaya in qarax khasaara badan dhaliyay lala eegtay saldhig ay ku sugnaayeen maleeshiyaad soomaali ah balse amxaara kalkaal ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobolka Bay ayaa sheegaya in qarax khasaara badan dhaliyay lala eegtay saldhig ay ku sugnaayeen maleeshiyaad soomaali ah balse amxaara kalkaal ah.

Maanta barqadii ayuu qarax xooggan qabsaday saldhigga Melleteriga Daynuunaay waxaana halkaasi ka dhashay khasaara dhimasho iyo dhaawac ah balse lama oga tirada rasmiga ah ee qaraxa ku dhimatay.

Dhinaca kale dibad baxyo rabshado wata ayaa ka dhacay magaalada Baydhabo saacado kadib markii uu magaaladaasi gaaray Xasan Sheekh Maxamuud Hoggaamiyaha DF-ka.

Socdaalka Xasan Sheekh ayaa salka ku haya ka qeybgalka dhismaha maamul goboleed Itoobiya taabacsan oo loogu magac daray "maamulka sedaxda gobol”.


Goob joogayaal ayaa sheegay in cutubyo katirsan ciidanka Xabashida Itoobiya ay isku gedaameen xarunta ADC-da Baydhabo halka Xasan Gurguurte uu ku suganyahay Hoteelka Bakiin.

Related Items