Madaxweynaha Ghana oo xaalad Karaantiil ah lageliyay.

Sunday July 05, 2020 - 08:19:54 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Ghana oo xaalad Karaantiil ah lageliyay.

    Wararka ka imaanaya wadanka Gaana ee dhaca galbeedka qaaradda Afrika ayaa sheegaya in xaalad karaantiil ah lageliyay madaxweynaha wadankaas kadib markii looga shakiyay caabuqa Covid19.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya wadanka Gaana ee dhaca galbeedka qaaradda Afrika ayaa sheegaya in xaalad karaantiil ah lageliyay madaxweynaha wadankaas kadib markii looga shakiyay caabuqa Covid19.



Madaxtooyada Ghana ayaa shalay gelinkii dambe iclaamisay in karaantiil 14 maalmood socan doona lageliyay Nana Akufo Addo madaxweynaha wadankaas.

Warka kasoo baxay dowladda Ghana ayaa lagu sheegay in shakhsi aad ugu dhowaa madaxweynaha laga helay Carona Virus sidaas daraadeed feejignaan aawgeed karaantiil loo geliyay Nana kadib talooyin caafimaad oo ka yimid dhaqaatiirtiisa gaarka ah.

Cudurka Carona Virus ayaa dalka Ghana ku asiibay dad gaaraya 19,388 qof halka ay u dhinteen 117 qof.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items