Dowladda Kenya oo ku dhawaaqday in ay qaadday Bandawgii wadanka saarnaa.

Tuesday July 07, 2020 - 11:29:44 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Kenya oo ku dhawaaqday in ay qaadday Bandawgii wadanka saarnaa.

    War rasmi ah oo kasoo baxay madaxtooyada dowladda Kenya ayaa lagu sheegay in laqaaday gabi ahaanba xaaladdii bandawga aheyd ee ka dhalatay caabuqa Covid19.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War rasmi ah oo kasoo baxay madaxtooyada dowladda Kenya ayaa lagu sheegay in laqaaday gabi ahaanba xaaladdii bandawga aheyd ee ka dhalatay caabuqa Covid19.


Uhuru Kenyatta madaxweynaha Kenya ayaa sheegay in lafasaxay isku socodka sedax magaalo oo kala ah Nairobi,Mumbasa iyo Mandheera wuxuuna ugu baaqay gaadiidka dadweynaha in ay dib ushaqa bilaabaan.

Dowladda Kenya ayaa sidoo kale sheegtay in kaabayaasha dhaqaalaha wadanka ay furanyihiin sida suuqyada waaweyn,dekadaha iyo garoomada diyaaradaha.


Xayiraadihii sedax bilood jirsaday ee dalka Kenya lasaaray ayaa saameyn xun ku reebay dhaqaalaha wadankaas oo ku tiirsanaa dalxiiska iyo socdaalka, tallaaban xayiraadda lagu qaaday waxaa si diirran usoo dhoweeyay Soomaalida ku ganacsata xaafadda Islii Nairobi.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items