Video: Waxka baro Afka HIMITIK-SEMITIG (AFRO-ASIATIC) oo ay ku hadlaan Malaayiin qof By Dr. Suldaan Garyare.

Thursday July 09, 2020 - 08:20:43 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Video: Waxka baro Afka HIMITIK-SEMITIG (AFRO-ASIATIC) oo ay ku hadlaan Malaayiin qof By Dr. Suldaan Garyare.

    Dr.Max'med Suldaan Garyare oo kamid ah Soomaalida fara kutiriska ah ee daraaseeya Afafka ay ku hadlaan dadyoowga caalamka ayaa si qota dheer uga hadlay Afka loo yaqaan Ximitik-Semitik iyo qaybihiisa kala duwan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dr.Max'med Suldaan Garyare oo kamid ah Soomaalida fara kutiriska ah ee daraaseeya Afafka ay ku hadlaan dadyoowga caalamka ayaa si qota dheer uga hadlay Afka loo yaqaan Ximitik-Semitik iyo qaybihiisa kala duwan.

Suldaan Garyare oo bilahaan waday barnaamij lagu hormarinayo Afka Soomaaliga qoraal ahaan ayaa casharkii uu xalay soo geliyay Channelkiisa Youtube-ka wuxuu kusoo qaatay Af looga hadlo qaaradaha Afrika iyo Asia.

Halkan ka daawo xalqadan muhiimka ah.


Related Items