Saldhig ay ciidanka Kenya ku lahaayeen gobolka Gaarisa oo weerar lakulmay.

Thursday July 09, 2020 - 19:18:58 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saldhig ay ciidanka Kenya ku lahaayeen gobolka Gaarisa oo weerar lakulmay.

    Wararka ka imaanaya dhulka Soomaalida NFD ee gummeysiga kujira ayaa sheegaya in markale weerar hubaysan lagu qaaday saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada gumeysiga Kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya dhulka Soomaalida NFD ee gummeysiga kujira ayaa sheegaya in markale weerar hubaysan lagu qaaday saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada gumeysiga Kenya.


Dagaalyahanno aad u hubaysan oo katirsan Al Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday saldhig ay ciidamada Booliska Kenya ku lahaayeen deegaanka Korkora oo udhaxeeya degmooyinka Gaarisa iyo Burraa.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in xoogaga Al Shabaab  si buuxda ula wareegeen saldhigga ay lawareegeen iyo deegaanka Korkora balse lama oga khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay weerarkan cusub ee ay lakulmeen ciidamada Kenya.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items