Dhageyso:Saraakiisha iyo Ciidamada DF-ka Oo Ka Walwalsan Khilaafka Madaxdooda.

Wednesday October 29, 2014 - 07:19:07 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Saraakiisha iyo Ciidamada DF-ka Oo Ka Walwalsan Khilaafka Madaxdooda.

    Saraakiisha iyo ciidamada dowladda ayaa si aad ah uga walwalsan khilaafka ka dhex taagan madaxweynaha iyo ra'iisulwasaaraha, kaasoo heerkii ugu xumaa gaaray.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saraakiisha iyo ciidamada dowladda ayaa si aad ah uga walwalsan khilaafka ka dhex taagan madaxweynaha iyo ra'iisulwasaaraha, kaasoo heerkii ugu xumaa gaaray.

Nuur Baadiyow oo kamid ah saraakiisha dowladda ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegay in khilaafku uu hoos u dhigay niyadooda, wuxuuna ku tilmaamay dhaawac weyn.

Khilaafka ayaa kusoo aaday iyadoo ciidamada dowladdu ay dagaalo xiriir ah kala kulmayaan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shbaab.

Halkan Ka Dhgeyso Nuur Baadiyow

Xigasho:Alfurqaan

Related Items