Shirkii Hoggaamiyaasha maamul goboleedyada oo ka furmay Dhuusamareeb.

Saturday July 11, 2020 - 19:20:43 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkii Hoggaamiyaasha maamul goboleedyada oo ka furmay Dhuusamareeb.

    Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud si rasmi ah uga furmay shir ay isugu yimideen mas'uuliyiinta maamul goboleeyada ka jirta dalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud si rasmi ah uga furmay shir ay isugu yimideen mas'uuliyiinta maamul goboleeyada ka jirta dalka Soomaaliya.


Shirkan oo ah mid ay uga arrinsanayaan sida laga yeelayo doorashooyinka madaxtinimada dowladda Federaalka haddii Villa Somalia ay isku daydo waqti kororsi sameyso ayaa lafilayaa in go'aamo lagasoo saaro.

Axmed Madoobe, Saciid Deni iyo Qoorqoor ayaa khudbadihii ay jeediyeen laga dheehan karay sida ay udiidanyihiin waqti kororsi.

Dhammaan hoggaamiyaasha maamul goboleedyada ayaa kawada sinaa in lagama maarmaan ay tahay sidii doorashada madaxtinimada dowladda Federaalka waqtigii loo asteeyay ay udhici laheyd.


Shirkan ka furmay Dhuusamareeb ayaa kusoo aadaya xilli Kheyre iyo Farmaajo ay khamiistii lasoo dhaafay ay soo saareen warar iskhilaafsan oo ku saabsan arrimaha doorashada.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items