Xasan Abshir Faarax oo ku geeriyooday wadanka Turkiga.

Sunday July 12, 2020 - 16:46:56 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Xasan Abshir Faarax oo ku geeriyooday wadanka Turkiga.

    Magaalada Ankara ee wadanka Turkiga waxaa ku geeriyooday siyaasi caan ka ahaa dalka Soomaaliya islamarkaana soo qabtay xilal kala duwan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Ankara ee wadanka Turkiga waxaa ku geeriyooday siyaasi caan ka ahaa dalka Soomaaliya islamarkaana soo qabtay xilal kala duwan.


Xasan Abshir Faarax oo R/wasaare kasoo noqday dowladdii Cabdi Qaasim Salaad Xasan ayaa ku dhintay Isbitaal kuyaal magaalada Ankara, ehelladiisa ayaa warbaahinta uxaqiijiyay in uu xanuun udhintay.

Siyaasigan dhintay ayaa dowladdii Max'med Siyaad Barre kasoo noqday duqa magaalada Muqdisho balse sanadadii dambe ayuu xildhibaan ka ahaa baarlamaanadii dowladda Federaalka ee shisheeye la shaqeysa inkastoo uusan xubin ka aheyn barlamaanka hadda jira.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items