Ciidamo Mareykan ah oo Lagu Dilay Wadanka Afghanistan iyo Daalibaan oo Sheegatay.

Wednesday October 29, 2014 - 07:33:56 in Wararka
  • Visits: 1655
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo Mareykan ah oo Lagu Dilay Wadanka Afghanistan iyo Daalibaan oo Sheegatay.

    Wararka ka imaanaya wadanka Afghanistan ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday ciidamada Mareykanka ee weli ku sugan qeybo wadankaasi katirsan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya wadanka Afghanistan ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday ciidamada Mareykanka ee weli ku sugan qeybo wadankaasi katirsan.

Weerar ka dhacay gobolka Barawaan ayaa lala helay ciidamo Mareykan ah oo ku lugeynayay xarunta gobolkaasi,war rasmi ah oo mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan kasoo baxay ayaa lagu xaqiijiyay in camaliyad istish-haadi ah lala eegtay cadawga.

Ugu yaraan 4 askari oo Mareykan ah ayaa laxaqiijiyay in lagu dilay weerarka Barawaan ka dhacay iyo dhaawaca 10 askari,dilka ciidanka Mareykanka ayaa imaanaya xilli isbaheysiga NATO uu ku dhawaaqay soo gaba gabeynta duullaankii uu wadankaasi ku qaaday.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]


Related Items