RWANDA : XASUUQII 100KA MAALMOOD/By Dr. Suldaan Garyare [Video].

Monday July 13, 2020 - 12:02:16 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RWANDA : XASUUQII 100KA MAALMOOD/By Dr. Suldaan Garyare [Video].

    Waa warbixin ka sheekeyneysa xasuuqii xumaa ee ka dhacay dalka Rwand sannadkii 1994kii, waa xalqada koowaad ee barnaamijyo taxana ahaan doona oo uu Dr.Suldaan Garyare uga hadlayo dhacdooyin caalamka ka dhacay balse waxbadan laga qariyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa warbixin ka sheekeyneysa xasuuqii xumaa ee ka dhacay dalka Rwand sannadkii 1994kii, waa xalqada koowaad ee barnaamijyo taxana ahaan doona oo uu Dr.Suldaan Garyare uga hadlayo dhacdooyin caalamka ka dhacay balse waxbadan laga qariyay.


Dr.Max'med Suldaan Garyare oo waxbadan ka daraaseeya Afafka umadaha adduunka ku hadlayaan iyo arrimaha siyaasadda iyo taariikhda ayaa xalqadan xoogga ku saaraya arrimaha xasuuqii Rwanda.

Hoos ka daawo Barnaamijka


Related Items