Dhageyso: Ciidamada dowladda oo dad shacab ah ku dhibaateeyay Sh/hoose.

Tuesday July 14, 2020 - 07:57:38 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Ciidamada dowladda oo dad shacab ah ku dhibaateeyay Sh/hoose.

    Maleeshiyaadka dowladda Federaalka ee lagu tababaray saldhigga ciidanka Mareykanka Balidoogle ayaa dhibaato ka geystay deegaanno katirsan Sh/Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maleeshiyaadka dowladda Federaalka ee lagu tababaray saldhigga ciidanka Mareykanka Balidoogle ayaa dhibaato ka geystay deegaanno katirsan Sh/Hoose.


Wararka ka imaanaya deegaannada Mubaarak iyo Daarusalaam ayaa sheegaya in halkaas laga raafay tobanaan qof shacab ah kuwaas oo dhibaato daran loo geystay.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ciidamo afka uduubanyihiin ay jirdil iyo tacadiyo ugeysteen dhalinyaro iyagoo marmarsiimo uga dhigaya in ay katirsanyihiin Xarakada Al Shabaab.

Related Items