Video: Waxka baro Afafka bahda SIMITIG oo ay ku hadlaan Malaayiin qof By Dr. Suldaan Garyare.

Tuesday July 14, 2020 - 11:01:22 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Video: Waxka baro Afafka bahda SIMITIG oo ay ku hadlaan Malaayiin qof By Dr. Suldaan Garyare.

    Dr.Max'med Suldaan Garyare oo kamid ah Soomaalida fara kutiriska ah ee daraaseeya Afafka ay ku hadlaan dadyoowga caalamka ayaa si qota dheer uga hadlay Afafka bahda SIMITIG.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dr.Max'med Suldaan Garyare oo kamid ah Soomaalida fara kutiriska ah ee daraaseeya Afafka ay ku hadlaan dadyoowga caalamka ayaa si qota dheer uga hadlay Afafka bahda SIMITIG.

Suldaan Garyare oo bilahaan waday barnaamij lagu hormarinayo Afka Soomaaliga qoraal ahaan ayaa casharkii ugu dambeeyay ee uusoo geliyay Channelkiisa Youtube-ka wuxuu kusoo qaatay Af ay malaayiin qof ku hadlaan haba ubadnaadaanee carabta iyo Afrika.

Hoos ka Daawo Video


Related Items