Barnaamij gaar ah: Haween Daaciyaad ah oo ka qalin Jebiyay Machad kuyaalla Jubbooyinka [Dhageyso Q.1aad]

Wednesday July 15, 2020 - 09:59:44 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 2
  • Share via Social Media

    Barnaamij gaar ah: Haween Daaciyaad ah oo ka qalin Jebiyay Machad kuyaalla Jubbooyinka [Dhageyso Q.1aad]

    16 Haween ah oo isugu jira hooyooyin iyo inamo ayaa ka qalin jabiyay machadka Khadiija Radiyallaahu Canhaa ee degmada Saakow.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

16 Haween ah oo isugu jira hooyooyin iyo inamo ayaa ka qalin jabiyay machadka Khadiija Radiyallaahu Canhaa ee degmada Saakow.


Haweenkan oo muddo sadax sano ah baranayay culuumta sharciga ayaa waxaa la gudoonsiiyay shahaadooyin iyo hadiyado qaali ah.


Machadka Khadiija ayaa ah machad soo saara haweenka ducaada ah si ay dumarku u noqdaan kuwa ka qeyb qaata wacyi galinta bulshada.


Mas’uuliyiin kala duwan iyo salaadiin ka qeyb gashay munaasabadda ayaa haweenka ku bogaadiyay guusha ay gaareen iyagoo kula dardaarmay iney bulshada ku celiyaan aqoonya ay barteen.



FG: Waxaan mar dhow soo gudbin doonnaa qeybta 2-aad ee barnaamijkan gaarka ah iyo Sawirro

Halkan Ka Degso Qeybta 1-aad Xafladda Qalin jabinta Dumarka Daaciyadka ah

Xigasho: Radio Alfurqaan

Related Items