Dagaallo Khasaara Dhaliyay oo Markale ka Dhacay Degmada Ceelgaras Ee Gobolka Galguduud.

Wednesday October 29, 2014 - 10:07:34 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Dagaallo Khasaara Dhaliyay oo Markale ka Dhacay Degmada Ceelgaras Ee Gobolka Galguduud.

    Wararka ka imaanaya wilaayada Galguduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo culus halkaasi ku dhaxmareen ciidamada muslimiinta iyo xabashida Itoobiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya wilaayada Galguduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo culus halkaasi ku dhaxmareen ciidamada muslimiinta iyo xabashida Itoobiya.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada mujaahidiinta Al Shabaab ay dhowr jiho ka ka wareegayeen saldhigyaca ciidamada gumeysiga Itoobiya ee degmada Ceelgaras ku sugan.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in intii uu dagaalku socday ciidamada Itoobiya laga gubay dhowr teendho oo ay ka dhisteen gudaha degmada Ceelgaras.

Daryanka madaafiicda iyo rasaas xooggan oo labada dhinac isdhaafsanayeen ayaa laga maqlayay deegaanno hoos yimaad Ceelgaras,sarkaal katirsan ciidanka XSHM ayaa sheegay in ay xoojiyeen howlgallada ka dhanka ah gumeystaha dalka kusoo duulay.

Related Items