Sawirro+Codad: Machadka Qiraa'aatka iyo Ijaazada oo laga furay degmada Jilib.

Monday July 20, 2020 - 09:50:33 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Sawirro+Codad: Machadka Qiraa'aatka iyo Ijaazada oo laga furay degmada Jilib.

    Xaflad si heer sare ah loosoo abaabulay ayaa ka dhacday degmada Jilib taasoo lagu furayay machad lagu baran doono Qur'aanka iyo culuumtiisa oo ay ku jirto qiraa'ooyinka tobanka ah, waana markii ugu horreysay ee wilaayaatka laga furo machad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaflad si heer sare ah loosoo abaabulay ayaa ka dhacday degmada Jilib taasoo lagu furayay machad lagu baran doono Qur'aanka iyo culuumtiisa oo ay ku jirto qiraa'ooyinka tobanka ah, waana markii ugu horreysay ee wilaayaatka laga furo machad noocan oo kale ah.


Munaasabaddan oo marti sharaf badan ay kasoo qayb gashay si qurux badanna u dhacday waxad uga bogan kartaan sawirada idiin muuqda iyo in aad dhagaysataan warbixintan hoose.

 Halkan ka dhageyso warbixinta laga diyaariyay Machadka MP3















Related Items