Video: Hay'adda Hormuud Salaam Foundation oo deeq gaarsiisay Qoysas Barakacayaal ah.

Tuesday July 21, 2020 - 20:12:59 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Video: Hay'adda Hormuud Salaam Foundation oo deeq gaarsiisay Qoysas Barakacayaal ah.

    hay'adda Hormuud Salaam Foundation.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

hay'adda Hormuud Salaam Foundation.

Tobanaan kun qoys oo ku dhaqan deegaanka Kaxda ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa ka faa'iidaystay mashruuc raashin qeybin ah oo ay fulisay
Dadka deeqda lagaarsiiyay ayaa ah barakacayaal dhibaato kala kulmay roobabkii mahiiggaanka ahaa ee maalmahan ka da'ayay magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda.

Cabdi Raxmaan Ibraahim Cilmi oo ah ah guddoomiye ku xigeenka hay'adda ayaa warbaahinta u sheegay in 10 kun oo ruux barakacayaal ah ay ka faa'iideysteen raashinka ay qeybiyeen.


Hoos Ka Daawo warbixin Video ah






Related Items