Malaayiin qof American ah oo ladhiban Caabuqa Carona Virus.

Tuesday July 21, 2020 - 20:43:40 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Malaayiin qof American ah oo ladhiban Caabuqa Carona Virus.

    Musiibo hor leh ayaa ku habsatay dadka American-ka ah kadib markii uu si aan hore loo arag ugu laba kacleeyay caabuqa Covid19.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Musiibo hor leh ayaa ku habsatay dadka American-ka ah kadib markii uu si aan hore loo arag ugu laba kacleeyay caabuqa Covid19.


Wararka ka imaanaya dalka Mareykanka ayaa sheegaya in cudurka Carona uu maalintii 7aad oo xiriir ah uu tobanaan kun oo qof asiibayo taas oo ka dhigan in dadka American-ka ah ee Carona la xanuunsan ay ka badanyihin 3.8 Milyan oo ruux.

Ilaha caafimaadka Mareykanka ayaa sheegay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay uu Carona Virus soo ritay dad gaaraya 60 kun oo ruux, dadka Mareykanka Covid19 ugu dhintay ayaa kor udhaafay 143 kun oo ruux.


Dalka Mareykanka waa dalka koowaad ee caalami ahaan dadkiisu Carona ladhibanyihiin halka kaalinta labaad uu kujiro dalka Baraaziil.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items