Sheekh Yuusuf Kaba kutukade oo sheegay in ay mashaariic Horumarineed ka wadaan gobolka Sh/dhexe [Wareysi].

Thursday July 23, 2020 - 12:32:33 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 2
  • Share via Social Media

    Sheekh Yuusuf Kaba kutukade oo sheegay in ay mashaariic Horumarineed ka wadaan gobolka Sh/dhexe [Wareysi].

    Sheekh Yuusuf Ciise Kaba kutukade oo waaliga wilaayada Islaamiga Sh/dhexe ayaa bixiyay wareysi uu uga warbixinayo mashaariic horumarineed oo wilaayadu ay waddo dhowr degmo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Yuusuf Ciise Kaba kutukade oo waaliga wilaayada Islaamiga Sh/dhexe ayaa bixiyay wareysi uu uga warbixinayo mashaariic horumarineed oo wilaayadu ay waddo dhowr degmo.

Degmooyin ay kamid yihiin Ruunnirgood,Aadan Yabaale,Gamboole iyo Masaajid Cali guduud ayaa laga hirgeliyay mashaariic ay kamid yihiin dib udhisid iyo ceelal qodid.

Degmada Aadan Yabaal waxaa ladhisay xaafado cusub halka dayactir lagu sameeyay xarumaha guud ee bulshada kawada dhaxeeyay, degmada Ruunnirgood iyana waxaa laga hirgeliyay mashruuc ballaarin dhanka xaafadaha ah.

Sidoo kale degmooyinka Gamboole iyo Towfiiq waxaa laga hirgeliyay ceelal Riig ah oo biyo macaan leh arrimahaas iyo xaaladda guud ee gobolka waxaa si qota dheer uga hadlaya Sheekh Yuusuf Kaba kutukade.


Halkan ka dhageyso Wareysiga


Related Items