Max'med Cabdullaahi oo Mahad Guuleed Raysalwasaare KMG ah umagacaabay.

Saturday July 25, 2020 - 19:28:20 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Max'med Cabdullaahi oo Mahad Guuleed Raysalwasaare KMG ah umagacaabay.

    Wareegto rasmi ah oo kasoo baxday xafiiska R/wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa R/wasaare KMG ah lagu magacaabay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wareegto rasmi ah oo kasoo baxday xafiiska R/wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa R/wasaare KMG ah lagu magacaabay.

Farmaajo ayaa sheegay in uu howllaha xukuumadda u igmada Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo horay u ahaa ku xigeenka Xasan Cali Kheyre.

wuxuu sheegay in Mahad Guuleed uu sii  ahaan doono R/wasaaraha KMG ah islamarkaana ay shaqooyin hor leh horyaallan inta uu R/wasaare cusub kasoo magacaabayo.

Arrintan aya imaanaysa xilli khilaaf adag uu ka dhax taaganyahay madaxda ugu sarrayso dowladda Federaalka ee shisheeyaha la shaqeysa, maanta ayay aheyd markii xildhibaanada baarlamaanka ay shaqada ka eryeen Xasan Cali Kheyre.

Related Items