Muxuu yahay Tusaalaha wanaagsan ee uu Xasan Cali Kheyre Soomaalida uga tagay? [Dhageyso Wareysi].

Wednesday July 29, 2020 - 12:20:57 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muxuu yahay Tusaalaha wanaagsan ee uu Xasan Cali Kheyre Soomaalida uga tagay? [Dhageyso Wareysi].

    Dr. Suldaan Maxamad Garyare oo kamid ah falanqeeyaasha Soomaalida ee sida aadka ah ugu sii dhuun daloola xaaladda dalka ayaa ka hadlay xaaladda ay wajahayso DF wixii ka dambeeyay xil ka qaadistii Xasan Cali Kheyrre.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dr. Suldaan Maxamad Garyare oo kamid ah falanqeeyaasha Soomaalida ee sida aadka ah ugu sii dhuun daloola xaaladda dalka ayaa ka hadlay xaaladda ay wajahayso DF wixii ka dambeeyay xil ka qaadistii Xasan Cali Kheyrre.


Suldaanka ayaa sheegay in madaxda DF ay waayihii dambe ahaayeen kuwa kala shaqeysanaya balse dhanka kale isu muujinaya iney daacad isku yihiin oo ay wada socdaan, laakin markii la tagay Dhuusomareeb ayuu sheegay iney is fahmeen Farmaajo iyo kherre, taasna ay keentay in yadda lagala hor maro Kheyrre.

Wuxuu odrosay waxa uu sameyn karayo Farmaajo tallaabadaasi kadib wuxuuna sheegay in qudhiisa ay xaajadu kusoo foorarto islamarkaana ay muuqato in shisheeyaha dalka heysta ay eryi doonaan sidii Cabdullaahi Yuusuf oo kale.


Halkan ka dhageyso Wareysiga Suldaan Garyare


Related Items