Diyaaradaha Maraykanka oo duqayn ay carruur ku dhinteen ka gaystay Jilib.

Wednesday July 29, 2020 - 15:36:23 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 4 0
  • Share via Social Media

    Diyaaradaha Maraykanka oo duqayn ay carruur ku dhinteen ka gaystay Jilib.

    Warar goor dhow nagasoo gaaray magaalada Jilib ee Wilayada Jubbooyinka ayaa sheegaya in halkaas diyaaradaha Maraykanku ka fuliyeen duqayn ay ku dileen tiro carruur ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar goor dhow nagasoo gaaray magaalada Jilib ee Wilayada Jubbooyinka ayaa sheegaya in halkaas diyaaradaha Maraykanku ka fuliyeen duqayn ay ku dileen tiro carruur ah.


Duqeynta oo ay fulisay diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ah ayaa dhacday abaara 2:00 duhurnimo waxayna diyaaraduhu ay gantaallo la beegsadeen carruur ku sugnayd halka ay beegsadeen.

Ugu yaraan 3 caruur ah ayaa la xaqiijiyay inay duqaynta ku dhinteen kuwaas oo maydkooda goobta laga qaaday sida ay goobjoogayaal u xaqiijiyeen Shabakada SomaliMeMo


Wixii kusoo kordha duqayntaas Jilib ee ay Maraykanku ku dileen caruurta iyo sawirrada kala filo SomaliMeMo goor dhow insha'Allaah.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items