Daawo :Xujayda Muslimiinta oo Banka Carafo Taagan si ay ugutaan Rukniga ugu Wayn ee Xajka.

Thursday July 30, 2020 - 11:33:50 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo :Xujayda Muslimiinta oo Banka Carafo Taagan si ay ugutaan Rukniga ugu Wayn ee Xajka.

    Kumanaan kamid ah xujayda muslimiinta ayaa maanta taagan Banka Carafo oo ah rukniga ugu wayn ee acmaasha xajka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kumanaan kamid ah xujayda muslimiinta ayaa maanta taagan Banka Carafo oo ah rukniga ugu wayn ee acmaasha xajka.

Muslimiinta badan oo caalamka ku dhaqan oo aysan u suurtaga gelin in ay xaadiraan Xajka ayaa maanta oo taariikhdu tahay 9-ka bisha Carafo sooman maalinta carafo oo fadli dheeri ah leh.

Xujayda oo kala medeb ah kala luqad ah waxay taaganyihiin Banka Carafo waxa kaliya ee midaynaya ayaa ah kalimadda Towxiidka,saraakiisha caafimaadka Xaramka ayaa sheegay in dadaal dheeri ah ay sameeyeen si looga feejignaado isbuurasho ka dhax dhacda Xujayda.

Xukuumadda Sacuudiga waxay sheegtay in sanadkan dadka Xajinaya lagusoo koobay Toban kun oo ruux kaliya sababa laxiriira caabuqa Carona Virus ee caalamka dhibaatada ku haya.


Hoos Ka Daawo Muslimiinta oo Banka Carafo u dhaqaaqaya.

Related Items