Xarakada Al Shabaab oo Umadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyaysay Munaasabadda Ciidda Kana Hadashay Xaaladda guud ee dalka [Dhageyso].

Thursday July 30, 2020 - 22:28:28 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 35 1
  • Share via Social Media

    Xarakada Al Shabaab oo Umadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyaysay Munaasabadda Ciidda Kana Hadashay Xaaladda guud ee dalka [Dhageyso].

    Hoggaanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa Shacabka Soomaaliyeed ee muslimka ah ugu hambalyeeyay munaasabadda barakaysan Ee Ciidul Adxaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hoggaanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa Shacabka Soomaaliyeed ee muslimka ah ugu hambalyeeyay munaasabadda barakaysan Ee Ciidul Adxaa.


Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali Dheere ayaa kalimad uu jeediyay muslimiinta soomaaliyeed ku bogaadiyay acmaasha kheyrka ee maalmaha ciidda.

Wuxuu shacabka muslimiinta ah meel walba oo ay joogaan udirtay hambalyo ku saabsan maalmaha barakaysan xilli ciiddan ay dadka kala xanibeen cudurro iyo aafooyin.


Sheekh Cali dheere ayaa kalimadda uu jeediyay kusoo hadal qaaday khilaafka udhaxeeya hoggaanka dowladda Federaalka ee sababay in la eryo Xasan Cali Kheyre oo ahaa R/wasaare.

Xarakada Al Shabaab waxay sheegtay in cadawga shisheeye uu ku jabay duullaankii ay kusoo qaadeen soomaaliya islamarkaana mujaahidiintu ay maamulayaan dhul ballaaran oo dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.


Related Items