Sawirro: Degmada Ceelbuur oo laga ciiday Ciidul Adxaa.

Friday July 31, 2020 - 12:33:49 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Degmada Ceelbuur oo laga ciiday Ciidul Adxaa.

    Magaalada Ceelbuur ee gobolka Galguduud waxay kamid tahay meelaha sida heerka sare ah maanta looga ciiday, fagaaraha weyn ee magaalada waxaa isugusoo baxay boqolaal qof oo halkaas ku tukaday salaadda Ciidda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Ceelbuur ee gobolka Galguduud waxay kamid tahay meelaha sida heerka sare ah maanta looga ciiday, fagaaraha weyn ee magaalada waxaa isugusoo baxay boqolaal qof oo halkaas ku tukaday salaadda Ciidda.


Carruur iyo Ciroole ayaa la arkayay iyagoo ku damaashaadaya magaalada Ceelbuur, mas’uuliyiin katirsan wilaayada Islaamiga Galguduud ayaa fagaarayaal kala hadlay shacabka muslimiinta.


























Related Items