Sawirro: Sidee looga ciiday magaalada Bu'aale ee Jubbada dhexe.

Friday July 31, 2020 - 17:37:10 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Sidee looga ciiday magaalada Bu'aale ee Jubbada dhexe.

    Kumanaan kamid ah shacabka ku dhaqan degmada Bu'aale ee xarunta gobolka Jubbada dhexe ayaa udabaal degay maalinta koowaad ee munaasabadda Ciidul Adxaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kumanaan kamid ah shacabka ku dhaqan degmada Bu'aale ee xarunta gobolka Jubbada dhexe ayaa udabaal degay maalinta koowaad ee munaasabadda Ciidul Adxaa.


Fagaaraha weyn ee magaalada ayay dadku salaadda ku tukadeen kadib waxaa gudaha magaalada iyo hareeraheeda ka bilaawday damaashaadka ay bulshadu ku waynaynaysay maalmahan farxadda leh.
















Related Items