Yaa dhisay maamullada Federalka? Maxayse Tahay Ujeedada Loo Dhisay? - DAAWO DOCUMENTARY:

Thursday August 06, 2020 - 16:28:32 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 13 3
  • Share via Social Media

    Yaa dhisay maamullada Federalka? Maxayse Tahay Ujeedada Loo Dhisay? - DAAWO DOCUMENTARY:

    Muuqaalkan wuxuu si qoto dheer u dhex tiimbanaya xaqiiqda dhabta ah ee siraaca soo jireenka ah ee Soomaaliya iyo Itoobiya, wuxuuna soo bandhigayaa hadalada, diraasaatka iyo buugaagta ay madaxda reergalbeedka iyo kuwa Itoobiya ku qirayaan ujeedka duul

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuqaalkan wuxuu si qoto dheer u dhex tiimbanaya xaqiiqda dhabta ah ee siraaca soo jireenka ah ee Soomaaliya iyo Itoobiya, wuxuuna soo bandhigayaa hadalada, diraasaatka iyo buugaagta ay madaxda reergalbeedka iyo kuwa Itoobiya ku qirayaan ujeedka duullaankooda Soomaaliya iyo cadowtooyada ba'an ee ay u hayaan Umadda Soomaaliyeed iyo guud ahaan Islaamka.


Filimkan oo ah Juzka 1aad, waxaa daba socda Juz 2aad oo soo bixi doono mardhow Insha’Allaah, kaasoo lagu soo bandhi doono sida xilligan loo hortaagan yahay damacyada Itoobiya iyo duullaanada military ee xagal daaciyey dadaaladooda.


 

Halkaan ka Daawo Juzka 1aad si aad ula qabsato juzka 2aad ee Soo Socda.


 

Related Items