Sawirro: Mahrajaan Islaami ah oo lagu qabtay Magaalada Ceelbuur.

Saturday August 01, 2020 - 13:35:52 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Mahrajaan Islaami ah oo lagu qabtay Magaalada Ceelbuur.

    Fagaara wayn oo kuyaal magaalada Ceelbuur ee Wilaayada Islaamiga Galgudud waxaa ka dhacay mahrajaan islaami ah oo ay soo qaban qaabisay wilaayada islaamiga Galguduud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fagaara wayn oo kuyaal magaalada Ceelbuur ee Wilaayada Islaamiga Galgudud waxaa ka dhacay mahrajaan islaami ah oo ay soo qaban qaabisay wilaayada islaamiga Galguduud.

 

 

Shacabka ayaa soo bandhigay ciyaaro kala duwan oo qeyb ka ah fantasyaha munaasabadda ciidul Adxaa waxaana ciyaarahaas kamid ahaa dheri jabinta,xarig jiidka iyo kuwa kale.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirrada Mahrajaanka Ceelbuur.



























Related Items