Sawirro: Dabaaldegyada Ciidul Adxaa ee wilaayaatka Islaamiga ah oo lasoo gaba gabeeyay.

Monday August 03, 2020 - 12:29:24 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 38 3
  • Share via Social Media

    Sawirro: Dabaaldegyada Ciidul Adxaa ee wilaayaatka Islaamiga ah oo lasoo gaba gabeeyay.

    Wilaayaatka Islaamiga ah ee dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya waxaa lagusoo gaba gabeeyay fantasyaha maamulka Ciidul Adxaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wilaayaatka Islaamiga ah ee dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya waxaa lagusoo gaba gabeeyay fantasyaha maamulka Ciidul Adxaa.

Sanadkan ayay shacabka hoos harsanaya shareecada si heer sare ah uciideen iyagoo ku naaloonaya ammaan iyo kala dambayn.

Fagaara weyn oo ku yaala degmada Buq-aqable ee Wilaayada Islaamiga Hiiraan waxaa galinkii dambe ee shalay ka dhacay Fantasiyo aad u ballaaran oo lagu soo gaba gabeynayay dabaal daga munaasabadda Ciidul Adxaa.

Fantasiyaha oo ka koobnaa noocyo kala duwan oo ciyaaro ah ayaa ahaa mid tartan ah oo ay ku tartamayeen degmooyin iyo deegaano ka tirsan WI Hiiraan kuwaasi oo tartamayaashoodu ay isugu yimaadeen fagaaraha Buq-aqable.























Related Items