Qarax aad uxooggan oo ruxay magaalada Beyruut ee caasimadda Lubnaan.

Tuesday August 04, 2020 - 19:44:53 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax aad uxooggan oo ruxay magaalada Beyruut ee caasimadda Lubnaan.

    Wararka ka imaanaya wadanka Lubnaan ayaa sheegaya in qarax aad uxooggan oo ka dhacay magaalada caasimadda ah ee Beyruut.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya wadanka Lubnaan ayaa sheegaya in qarax aad uxooggan oo ka dhacay magaalada caasimadda ah ee Beyruut.


Qaraxa ayaa ka dhacay meel ku dhow guriga R/wasaarihii hore ee Lubnaan Sacad Al Xariiri oo muddo sanada ah ku lug lahaa xarig jiidka siyaasadda wadankaasi.

Mas'uul uhadlay dowladda hoose ee Beyruut ayaa sheegay in qaraxa oo aad uxooganaa uu ka dhacay qaar kamid ah bakhaarrada ku dhaxyaal dekadda caalamiga ah ee Beyruut.

Tobanaan qof oo ku waxyeeloobay qaraxa ayaa wali ku hoos xaniban burburka guri sedax dabaq ka kooban oo uu qaraxu beegsaday, duqa magaalada Beyruut ayaa warbaahinta u sheegay in magaaladiisu ay tahay mid dhiban.

la soco wixii soo kordha

Related Items