Sawirro: 100 qof oo ku dhintay Qaraxyadii ka dhacay magaalada Beyruut ee dalka Lubnaan.

Wednesday August 05, 2020 - 10:18:48 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: 100 qof oo ku dhintay Qaraxyadii ka dhacay magaalada Beyruut ee dalka Lubnaan.

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo halaag daran ka dhaliyay oo xalay ka dhacay magaalada Beyrut ee caasimadda u ah wadanka Lubnaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo halaag daran ka dhaliyay oo xalay ka dhacay magaalada Beyrut ee caasimadda u ah wadanka Lubnaan.


Guddiga bisha cas ee dalka Lubnaan ayaa sheegay in dhimashadu gaartay 100 ruux halka dadka dhaawacmay ay kor udhaafeen 4,000 oo qof.

R/wasaaraha xukuumadda Lubanaan ayaa warbaahinta u sheegay in baaritaanno ay ku sameeyeen sababta qaraxa keentay ay ku ogaadeen in maaddo lagu magacaabo (ammonium nitrate) Kiimiko ahaana loosoo gaabiyo NH4NO3 ay si lama filaan ah uqaraxday.

Walxaha kiimikada ah ee musiibada geystay ayaa la sheegay in muddo 6 sanadood ah lagu keydinayay bakhaarro kuyaalla dekadda caalamiga magaalada Beyruut.


Qaraxan oo la sheegay in uu ahaa midkii ugu weynaa qarnigan ayaa sababay in ay burburaan guryo kuyaal meel 23Km ujirta goobta uu ka dhacay waxaa sidoo kale daatay muraayadaha gaadiid ku socdaalayay meel tobanaan Kiilowmitir ujirta magaalada Beyruut.

















Related Items