Sawirro:Ciidanka Dowladda Islaamiga oo Qabsaday Shirkadda Shidaalka Suuriya Horumarna Ka sameeyay Baqdaad.

Thursday October 30, 2014 - 23:56:16 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 31
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:Ciidanka Dowladda Islaamiga oo Qabsaday Shirkadda Shidaalka Suuriya Horumarna Ka sameeyay Baqdaad.

    Ciidamada dowladda Islaamiga ah ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta shirkadda Shidaalka Ximis ee wadanka Suuriya kadib dagaal ay lagaleen ciidanka Nidaamka Nuseyriga Bashaar Al-asad.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada dowladda Islaamiga ah ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta shirkadda Shidaalka Ximis ee wadanka Suuriya kadib dagaal ay lagaleen ciidanka Nidaamka Nuseyriga Bashaar Al-asad.

Wararka ka imaanaya gobolka Ximis ayaa sheegaya in ciidanka mujaahidiintu ay gaadiid gaashaaman iyo hub farabadan ka qaniimeysteen ciidanka Nidaamiga ah.

War rasmi ah oo kasoo baxay wilaayada Ximis ayaa lagu xaqiijiyay in shirkadda shidaalka "Shaacir” ay gacanta mujaahidiinta soo gashay islamarkaana shacabka loogu adeegi doono.

Dhinaca kale dagaallo culus oo ka dhacay duleedka magaalada Baqdaad ayay mujaahidiinta ugu suurtagashay in ay dib uqabsadaan magaalada Juruf Sakhar.


is fidinta sida xowlliga ah ku socota oo ay sameynayaan ciidanka Mujaahidiinta IS ayaa kusoo aadaysa xilli isbaheysiga Mareykanku Hoggaaminayo ee 60-ka dowladood ka kooban ay duqeymo ka wadaan Suuriya iyo Ciraaq.

1_small.jpg

6_small.jpg

7_small.jpg

8_small.jpg

9_small.jpg

10_small.jpg

11_small.jpg

12_small.jpg

13_small.jpg

14_small.jpg

15_small.jpg

16_small.jpg

17_small.jpg


Related Items