Iska hor'imaad ka dhacay gudaha Xabsiga dhexe ee Xamar.

Monday August 10, 2020 - 20:08:41 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 5 0
  • Share via Social Media

    Iska hor'imaad ka dhacay gudaha Xabsiga dhexe ee Xamar.

    Iska hor'imaad xoggan oo gabaldhicii maanta ka bilaawday gudaha xabsiga dhexe ee Xamar ayaa sii xoogeystay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iska hor'imaad xoggan oo gabaldhicii maanta ka bilaawday gudaha xabsiga dhexe ee Xamar ayaa sii xoogeystay.


Wararka ayaa sheegaya in qaar kamid ah maxaabiista ku xiran xabsiga ay hubk ka furteen ciidamo ilaala ka hayay xabsiga kadibna uu iska hor'imaad ka dhax bilaawday gudaha xabsiga.

Rasaas xooggan oo layas dhaafsanayo ayaa laga maqlayaa qeybo katirsan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, ciidamada ilaalada ka ah xabsiga ayaa maalmihii lasoo dhaafay tacadiyo ugeysanayay maxaabiista ku xiran xabsigan fadeexadda ku caanbaxay.

Wixii kusoo kordha dib ayaan kasoo sheegi doonaa insha'Allaah

Related Items