R/wasaarihii Lubnaan iyo Golihiisi xukuumadda oo iscasilaad ku dhawaaqay.

Monday August 10, 2020 - 20:07:41 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    R/wasaarihii Lubnaan iyo Golihiisi xukuumadda oo iscasilaad ku dhawaaqay.

    Dhammaan golihii xukuumadda dowladda Lubnaan ayaa ku dhawaaqay in ay iscasileen kadib cadaad shacabi oo ay lakulmeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhammaan golihii xukuumadda dowladda Lubnaan ayaa ku dhawaaqay in ay iscasileen kadib cadaad shacabi oo ay lakulmeen.


Intabadan golihii wasiirrada ayaa shalay iyo maanta iscasilay iyadoona caawa fiidkii uu shaqada ka tagay R/wasaarihii wadankaasi.

Xasan Diyaab ayaa magaalada Beyruut uga dhawaaqay in isaga iyo golihiisi xukuumadda ay iscasileen kadib markii ay ku fashilmeen waxka qabashada dhibaatooyinka wadanka ka taagan.

Iscasilaadda xukuumadda Lubnaan ayaa imaanaya xilli wadanka Jarmalka uu ka socdo shir lacago tabarucaad ah loogu aruurinayo dowladda Lubnaan, qaraxii hallaagga badan geystay ee dhowaan ka dhacay magaalada Beyruut ayaa jiha wareer siyaasadeed iyo mid amni sababay.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items