Sawirro: Jabiso lagu dilay degmada Saakow Ee gobolka Jubbada dhexe.

Thursday August 13, 2020 - 08:45:21 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Jabiso lagu dilay degmada Saakow Ee gobolka Jubbada dhexe.

    Degmada Saakow ee katirsan degmooyinka uu maro wabiga Jubba waxaa shalay lagu dilay Jabiso taas oo loo maleynayay in ay dad ama xoolo cuntay laakin markii la dooxay caloosheeda ayaa waxaa lagu arkay Ey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Degmada Saakow ee katirsan degmooyinka uu maro wabiga Jubba waxaa shalay lagu dilay Jabiso taas oo loo maleynayay in ay dad ama xoolo cuntay laakin markii la dooxay caloosheeda ayaa waxaa lagu arkay Ey.

Idaacadda Alfurqaan ayaa tagtay goobta lagu dilau xayawaanka Jabisada ah waxayna kasoo qaadday sawirro cajiib ah oo muujinayay halista Jabisada.

Halkan Ka Degso Warbixinta Jabisada

Image may contain: outdoor

Image may contain: outdoor
Image may contain: outdoor
Image may contain: outdoor

Related Items