Dhageyso: Beelo walaala ah oo diyo ku kala qaatay degmada Salagle.

Saturday August 22, 2020 - 17:50:10 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Beelo walaala ah oo diyo ku kala qaatay degmada Salagle.

    Munaabada ay dilo ku kala qaadanayeen beelo walaala ah ayaa lagu qabtay degmada Salagle ee wilaayada islaamiga Jubbooyinka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaabada ay dilo ku kala qaadanayeen beelo walaala ah ayaa lagu qabtay degmada Salagle ee wilaayada islaamiga Jubbooyinka.


Beesha Cowlyahan ayaa beesha Talxa ku wareejisay diyarada 100 neef Geel ah kadib markii ay horay uga dishay qof rag ah.

Mas'uuliyiin katirsan wilaayada Jubbooyinka ayaa ku sugnaa madashii diyarada lagu wareejinayay, maamullada Islaamiga ah ee ka jira Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa dib usoo celiyay ammaanka iyo kala dambaynta iyagoona yareeyay dirirtii udhaxaysay qabaa'illada.

Related Items