Sawirro: Beesha Boqolhore oo Caleema saaratay Suldaan Cusub.

Sunday August 23, 2020 - 20:47:48 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Beesha Boqolhore oo Caleema saaratay Suldaan Cusub.

    Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu caleemo saarayay suldaan cusub oo ay yeelanayso beesha Boqolhore ayaa dhawaan ka dhacday deegaanka Dalandoole ee gudaha wilaayada Bay iyo Bakool.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu caleemo saarayay suldaan cusub oo ay yeelanayso beesha Boqolhore ayaa dhawaan ka dhacday deegaanka Dalandoole ee gudaha wilaayada Bay iyo Bakool.



Xafladdan oo sida sawirada hoose kaaga muuqata diyaarinteeda loo hagar baxay aadna loo maamuusay ayaa waxay farxad galisay dadkii ka qayb galay oo isugu jiray noocyada kala duwan ee bulshada, salaadiinta iyo maamulka wilaayada intaba.

Ugu dambayn waxa lagu wareejiyay Suldaanka kitaabka quraanka, qori iyo boosh iyo gaari cusub.



















Related Items