Dhageyso: Hiiraan iyo Hooska Shareecada Warbixinno taxana ah [Xalqada 10aad].

Wednesday August 26, 2020 - 06:10:13 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Hiiraan iyo Hooska Shareecada Warbixinno taxana ah [Xalqada 10aad].

    Idaacada Islaamiga ah ee Al-andalus ayaa booqasho qaadatay muddo Labo bil ah ku tagtay degmooyinka iyo deegaanada Raayada Towxiidka ay ka babaneyso ee Wilaayada Islaamiga Hiiraan ee dhacda bartamaha dalka Somalia.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idaacada Islaamiga ah ee Al-andalus ayaa booqasho qaadatay muddo Labo bil ah ku tagtay degmooyinka iyo deegaanada Raayada Towxiidka ay ka babaneyso ee Wilaayada Islaamiga Hiiraan ee dhacda bartamaha dalka Somalia.


Andalus ayaa u kuura gashay hormarka ballaaran ee ay ku tilaabsatay Wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan sida dhanka Amniga, Qadaha, Waxbarashada, Ganacsiga iyo guud ahaan adeegyada bulshada ee ka jirta degmooyinka iyo deegaanada Wilaayada ee Raayada Towxiidka ay ka babaneyso.

Inka badan Toban warbixin ayey Idaacaddu ka diyaarisay safarkii ballaarnaa ee ay ku tagtay WI Hiiraan kuwaasi oo ay Andalus si toos ah u bilowday baahintooda.

Halkan Ka Dhageyso Xalqadda 10-aad Ee Hiiraan Iyo Hooska Shareecada.

Related Items