Sawirro:Hormuud Oo Soo Bandhigtay Adeegga ADSL iyo Wireless Internet.

Saturday November 01, 2014 - 12:00:02 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 30
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Sawirro:Hormuud Oo Soo Bandhigtay Adeegga ADSL iyo Wireless Internet.

    Markii ugu horreysay shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ayaa dalka soomaaliya ka hirgelisay adeegga Internetka Casriga ah ee ADSL kaasi oo kuu suurtagelinaya adeegsiga Internet xawaara sare leh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Markii ugu horreysay shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ayaa dalka soomaaliya ka hirgelisay adeegga Internetka Casriga ah ee ADSL kaasi oo kuu suurtagelinaya adeegsiga Internet xawaara sare leh.


Adeeggan cusub ayaa qiima jaban lagu iibsan karaa waxaana lagu isticmaalayaa Taleefanka Land-line-ka ee guryaha iyo xafiisyada ladhigto.

Internet ADSL iyo  Wireless ayaa hadda laga isticmaalaa Koonfurta dalka Soomaaliya,Hormuud oo kamid ah shirkadaha ganacsiga ee ugu tunka weyn dalka Soomaaliya ayaa horay macaamiisheeda usoo bandhigtay adeegyada Mobile-ka GSM fasiix ah iyo EVC Plus oo lacagaha si bilaash ah la’isugu xawilo.



Halkan ka Akhri Warbixin Faah Faahsan


Internetka ADSL Wireless ayay macaamiishu ukala dooran karaan sedax qeyb oo kala qiima duwan.
http://wata.cc/up/2014/10/images/w-e7bdfcdcf2.jpg
http://wata.cc/up/2014/10/images/w-b35b052840.jpg

http://wata.cc/up/2014/10/images/w-c7ec180455.jpg

Related Items