Saciid Deni oo ka baaqday safar uu ku tagi lahaa Muqdisho.

Monday August 31, 2020 - 10:37:51 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saciid Deni oo ka baaqday safar uu ku tagi lahaa Muqdisho.

    Waxaa markale baaqday socdaal ay magaalda Muqdisho ku imaan lahaayeen hoggaamiyaasha maamullada 'Somaliland' iyo Puntland oo khilaaf uu kala dhaxeeyo Farmaajo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa markale baaqday socdaal ay magaalda Muqdisho ku imaan lahaayeen hoggaamiyaasha maamullada 'Somaliland' iyo Puntland oo khilaaf uu kala dhaxeeyo Farmaajo.

Warar laga helay magaalooyinka Garoowe iyo Kismaayo ayaa sheegaya in safarkii Saciid Deni iyo Axmed Madoobe uu dib udhac ku yimid sababa aan la sheegin.

Waxaa lafilayay in ay maanta soo gaaraan magaalada Muqdisho ayna ka qeyb galaan shir ay soo qaban qaabisay Q.Midoobay oo lagu heshiisiin lahaa iyaga iyo Farmaajo.

Shalay waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ka degay diyaarad sidday ciidamada gaarka ah ee ilaaliya Saciid Deni, isbuucii lasoo dhaafay ayay hoggaamiyaasha Jubbaland iyo Puntland shir albaabadu uxiranyihiin ku yeesheen Garowe iyagoo muujiyay shakiga ay ka qabaan hanaanka doorasho ee Farmaajo ogolaaday.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items