Madaxweynihii hore ee Hindiya oo Carona Virus udhintay.

Tuesday September 01, 2020 - 07:16:11 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynihii hore ee Hindiya oo Carona Virus udhintay.

    Dowladda Hindiya ayaa iclaamisay in uu geeriyooday madaxweynihii hore ee wadankaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Hindiya ayaa iclaamisay in uu geeriyooday madaxweynihii hore ee wadankaasi.


Pranab Mukherjee oo dalka Hindiya soo maamulayay intii udhaaysay 2012 illaa 2017 ayaa ugeeriyooday cudurka dilaaga ah ee Carona Virus.

Saraakiisha caafimaadka ayaa sheegay in madaxweynaha dhintay oo 84 sana jir ahaa uu muddo 21 maalmood ah laxanuunsanayay Covid19 balse geeridiisa ay soo dedejisay qalliin dhanka maskaxda looga sameeyay.

Dalka Hindiya waxaa Cudurka Carona ugu dhintay dad ka badan 64 kun oo ruux halka uu soo ritay 3.62 Milyan oo ruux.


Dastuurka udegsan dowladda Hindiya ayaan awood sidaas uweyn siinaynaynin  madaxweynaha waxaana ka awood iyo shaqo badan R/wasaaraha oo ah mid siyaasadda si aad ah uga dhax muuqda.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items