Wargeyska Charlie Hebdo oo dib ufaafiyay Aflagaadadii uu ugeystay Nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم .

Wednesday September 02, 2020 - 13:16:43 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Wargeyska Charlie Hebdo oo dib ufaafiyay Aflagaadadii uu ugeystay Nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم .

    Dowladda Faransiiska ayaa markii ugu horraysay bilaawday in ay maxkamad soo taagto dad loo heysto in ay gacan ka geysteen weerarkii barakaysnaa ee shan sanadood ka hor ka dhacay magaalada Paris kaasi oo lagu beegsaday xarun uu ku shaqeynayay wargeys

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

qaar kamid ah qorayaashii Wargeyska Charlie Hebdo ee lagu dilay weerarkii Paris
Dowladda Faransiiska ayaa markii ugu horraysay bilaawday in ay maxkamad soo taagto dad loo heysto in ay gacan ka geysteen weerarkii barakaysnaa ee shan sanadood ka hor ka dhacay magaalada Paris kaasi oo lagu beegsaday xarun uu ku shaqeynayay wargeys gaaleed aflagaadeeyay nabigeena maqaamka sare leh ee Muxamed sallahaau calayhi wasalama.



Halyeeyo uqiirooday diinkooda oo ahaa walaala wada dhashay laguna kala magacaabi jiray Saciid Kawaashi iyo shariif kawaashi ayaa taariikhdu markii ay ku beegneed 7 bishi janaayo 2015 gudaha ugalay dhismaha wargeyska Charlie Hebdo halkaas oo ay ku sugnaayeen gaalo ku dhiiraday in ay aflagaadeeyaan Nabiga SCW.

Maxkamad gaaleed kutaal magaalada Baaris ayaa shalay iclaamisay in ay eedaymo kusoo oogtay illaa 14 ruux muslimiin ah oo loo heysto in ay kaalin ku lahaayeen weerarkaas lamahadiyay.



Saacado ka hor inta aysan maxkad ku sheegtu furmin ayuu wargeys gaaleedka Charlie Hebdo markale ku celiyay aflagaadadii uu kula kacay nabigeena maqaamka sare leh, tifaftiraha malcuunka ah ee wargeyska Charlie ayaa qoraal uu isla wargeyska ku faafiyay ku sheegay in ay dib usoo celiyeen aflagaadada nabiga isagoo muujinayay in ay latacaadufayaal 17-kii gaal ee lagu dilay weerarkii hore ee mujaahidiintu ku difaacayeen Nabiga SCW.

wargeyska Charlie Hebdo ayaa aflagaadadan cusub ee uu ugeystay Nabiga SCW wuxuu ugasoo qalin daartay qoraal iyo sawir uu horay udaabacay wargeys laga leeyahay dalka saliibiga ah ee Denmark.

Madaxweynaha Faransiiska ninka lagu magacaabo Emmanuel Macron oo ka hadlayay tallaabada uu wargeysku qaaday ayaa si cad u sheegay in uusan waxba u arkin aflagaadaynta Nabiga "ma dhaleecaynayo sawir gacmeeyda laga sameeyay nabiga" sidaas waxaa yiri madaxweynaha Faransiiska oo warkiisa ay soo xigatay warbaahinta rasmiga ah.

Al Qaacidada Jaziiradda carabta oo mas'uul ka aheyd weerarkii lagu laayay howlwadeennadii wargeyska ayaa ku goodisay in haddii gaaladu markale soo celiyaan aflagaadada ay iyana qaadayaan weeraro kale oo lagu difaacayo Nabiga SCW.

Bayaan horay ay Xarakada Al Shabaab ugasoo saartay weerarkii shaaral hebdoow ayay bogaadin ugu dirtay muslimiinta gaar ahaan mujaahidiinta waxayna faransiiska uga digtay sii wadidda dagaalka uu kula jiro islaamka iyo ehelkiisa.

"Ugu danbeyntii Waxaan kaga digeynaa Faransiiska iyo kuwa la midka ah caaqibada ay ka dhaxli doonaan dagaalka ay kula jiraan Islaamka iyo dulmiga iyo gobad-fallada ay kula kacayaan Muslimiinta, Faransiiskuna Ammaan kuma naalloon doono intaba ay sidan u dhaqmayaan, laamiyada iyo waddooyinka Paris, Toulouse iyo magaalooyinka kalena waxey ALLAH idankiis masrax u noqon doonaan camaliyaatka Mujaahidiinta. Haddiise aad wax garataan, ku cibro qaata Camaliyaatkii u danbeeyay" ayaa lasii raacsiiyay bayaankii shabaabul mujaahidiin ee ku aadanaa xumaantii wargeyskaas sameeyay iyo jawaabtii ku habooneed ee mujaahidiintu ka bixiyeen.

Faransiiska ayaa dagaal dhan walba ah kula jira muslimiinta caalamka wuxuuna marwalba ku xadgudbaa muqadasaadka muslimiinta, hay'ado iyo Ururo Faransiiska laga leeyahay ayaa dhaqan xumo iyo olole dadka diinta islaamka looga saarayo ka wada mandiqadda Maqribul Islaam iyo Saaxilka qaaradda Afrika.

Related Items