Al Shabaab oo weerar culus ku qaaday saldhigyada ciidamada shisheeye ee magaalada Dhuusamareeb.

Friday September 04, 2020 - 20:49:50 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 4 0
  • Share via Social Media

    Al Shabaab oo weerar culus ku qaaday saldhigyada ciidamada shisheeye ee magaalada Dhuusamareeb.

    Ciidamo aad u hubaysan oo katirsan Shabaabul Mujaahidiin ayaa caawa dagaal culus uga jira magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamo aad u hubaysan oo katirsan Shabaabul Mujaahidiin ayaa caawa dagaal culus uga jira magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud.


Wararka ka imaanaya bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaalyahannada Jihaadiga ah ee XSHM ay caawa fiidkii  weeraro ku ekeeyeen saldhigyada ciidamada AMISOM iyo maleeeshiyaadka Galmudug ay ku leeyihiin Dhuusamareeb.

Dagaal culus ayaa lasoo sheegayaa in uu ka socdo xarumo muhiim ah oo ay ku suganyihiin ciidamada shisheeye ee ka socda dowladaha Itoobiya iyo Jabuuti.

Waa markii ugu horraysay oo dagaalyahanada Al Shabaab ay weerar toos ah ku qaadaan magaalada Dhuusamareeb tan iyo markii uu xarun ka dhigtay maamulka isku magacaabay Galmudug.

wixii kusoo kordha dib ayaan kasoo sheegi doonaa insha'Allaah

Related Items