War deg deg ah : Weerar Naf hurnimo oo ciidamo Mareykan ah lagula beegsaday duleedka Kismaayo.

Monday September 07, 2020 - 11:01:52 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    War deg deg ah : Weerar Naf hurnimo oo ciidamo Mareykan ah lagula beegsaday duleedka Kismaayo.

    Wararka nagasoo gaaraya duleedka Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in camaliyad istish-haadi ah lala beegsaday ciidamo Mareykan ah iyo Maleeshiyaad Soomaali ah oo la socday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka nagasoo gaaraya duleedka Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in camaliyad istish-haadi ah lala beegsaday ciidamo Mareykan ah iyo Maleeshiyaad Soomaali ah oo la socday.


Camaliyada istish-haadiga ah ayaa ka dhacday deegaanka Jannaay Cabdalle oo qiyaastii 55 kiilomitir waqooyi galbeed kaga beegan Magaalada Kismaayo ee Wilaayada Jubbooyinka.

Wararka ayaa intaas ku daraya in camaliyadda istish-haadiga ah oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay lagu beegsaday ciidamada Mareykanka ah iyo Maleeshiyaatka wada socday waxaana lasoo sheegayaa in uu khasaare xooggan ka dhashay weerarka.


Diyaarado Helikobtarro ah ayaa ku soo degay goobta ay camaliyadu ka dhacday kuwaas oo halkaas ka qaaday khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca leh  una daabulay dhanka xerada saldhigga ciidamada Mareykanku ku leeyihiin Magaalada Kismaayo.


Wixii faah-faahin ah ee kusoo kordha weerarkan kala soco Shabakada Wararka SomaliMeMo

Related Items