Dhageyso: Sheekh Abuu Muscab oo Shir Jaraa'id ku faah faahiyay Howlgalkii Janaay Cabdalle.

Monday September 07, 2020 - 21:08:02 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 6 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Sheekh Abuu Muscab oo Shir Jaraa'id ku faah faahiyay Howlgalkii Janaay Cabdalle.

    Taliska ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlgallo Jihaadi ah oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlgallo Jihaadi ah oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.

Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab oo shir Jaraa'id qabtay ayaa ka warbixiyay howlgallo ka dhacay illaa 5 gobol, wuxuu si qota dheer uga hadlay weerarkii naf hurnimo ee Afarta Askari Americanka ah lagu dilay ee ka dhacay Jubbada Hoose.

Halkan ka dhageyso Shirka Jaraa'id ee Sheekh Abuu Muscab MP3

Related Items