Sawirro: Kumanaan qof Qaxooti ah oo xaaladooda nololeed halis ku jirto.

Thursday September 10, 2020 - 12:14:24 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Kumanaan qof Qaxooti ah oo xaaladooda nololeed halis ku jirto.

    Dowladda Gariigga ayaa sheegtay in ay ka walaacsantahay xaaladda kumanaan qaxooti ah oo dalkeeda kunool kadib markii uu dab qabsaday xeradii ay deganaayeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Gariigga ayaa sheegtay in ay ka walaacsantahay xaaladda kumanaan qaxooti ah oo dalkeeda kunool kadib markii uu dab qabsaday xeradii ay deganaayeen.


Afhayeen u hadlay hay'adda UNHCR ayaa sheegay in dabka ka kacay xerada Moria Camp uu halis gelinayo 12 kun tahriibayaal ah kuwaas oo badankood kasoo jeeda qaaradda Aasiya.

Wararku waxay sheegayaan in kumanaan qof oo ku sugan jaziiradda Moria Camp ay hoy la'aan yihiin, saraakiisha booliska dowladda Gariigga illaa iyo hadda mabixin wax faah faahin dheeraad ah oo ku saaban dabkii ka kacay xerada.











Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items