Dhageyso:Barnaamij Soo Jiitay Dhegaha Kumanaan Soomaali ah oo Maalin Walba Ka baxay Idaacad Islaami Ah.

Sunday November 02, 2014 - 11:37:33 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 2 3
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Barnaamij Soo Jiitay Dhegaha Kumanaan Soomaali ah oo Maalin Walba Ka baxay Idaacad Islaami Ah.

    Warbaahinta Islaamiga Andalus ayaa maalin walba baahisa marka laga reebo maalinta Jumcaha barnaamij xiisa badan oo lagu falanqeeyo dhacdooyinka caalamka islaamka iyo dunimada kale.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warbaahinta Islaamiga Andalus ayaa maalin walba baahisa marka laga reebo maalinta Jumcaha barnaamij xiisa badan oo lagu falanqeeyo dhacdooyinka caalamka islaamka iyo dunimada kale.

Barnaamijkan oo mid lamid aan wali laga dayn warbaahin Soomaali leedahay ayaa soo jiitay dhegaha kumanaan Soomaali ah oo dalka gidihiisa iyo dibaddiisa kunool.

Runtii waa Barnaamij magaca loo xulay iyo warbixinada ku baxaya ay iswaafaqsanyihiin,wariyaasha barnaamijka daadihinaya ayaa xirfad saxaafadeed leh sida muuqatana waa saxafiyiin ay ka go’antahay shaqada ay muslimiinta u hayaan.

Halkan ka degso Caalamyowm oo xiisa gaar ah leh MP3.

Related Items