Kumuu ahaa Shaafi Raabi Ganacsade mise Gaashaanlle dagaal huriye ah? [Warbixin].

Monday September 14, 2020 - 11:45:49 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 5 2
  • Share via Social Media

    Kumuu ahaa Shaafi Raabi Ganacsade mise Gaashaanlle dagaal huriye ah? [Warbixin].

    Maalintii Jimcaha ee taariikhu ku beegneed 11 Septembar 2020 magaalada Kismaayo waxaa lagu dilay Nin lagu magacaabo Shaafi Raabi oo saameyn weyn ku dhax lahaa maamulka isku magacaabay Jubbaland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maalintii Jimcaha ee taariikhu ku beegneed 11 Septembar 2020 magaalada Kismaayo waxaa lagu dilay Nin lagu magacaabo Shaafi Raabi oo saameyn weyn ku dhax lahaa maamulka isku magacaabay Jubbaland.

Hadaba waa kuma Shaafi Raabi waxaa warbixin xasaasi ah ka diyaarisay Idaacadda Islaamiga Andalus ee ku hadasha Afka Xarakada Al Shabaab.

Raabi waxa uu ahaa isaga ayaa afkiisa ku sheegaya sidoo kale Axmed Madoobe ayaa ka shanqariyay waxa uu u hayay maamulkiisa iyo kaalintii uu ku lahaa dhismaha 'Jubbaland'.

Hoos ka dhageyso warbixinta ama halkan ka degso MP3


Related Items